Category Archives: somalia-so

31 May
0

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay guddi khaas ah oo u kuur gala xaaladaha ay ku sugnayihiin maxabiista ku xiran labada xabsi ee waaweyn ee magaalada Muqdisho

31 May 2017: iyadoo walaac laga muujiyey xaalada maxaabiista ku xiran labada Xabsi ee ugu waaweyn muqdishu, ayaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed “Farmaajo” magacaabay guddi gaar ah oo u kuur gala xaaladaha ay ku suganyihiin maxaabiista ku xiran Xabsiga ...

Read More
31 May
0

Soomaaliya. Nin ayaa lagu dilay dhagax kadib markii uu ku dhacay Sino

31 May 2017: Al-shabaab ayaa kusoo rogga ciqaab adag dadka lagu helo Galmoodka sharci daradda ah, sinnada iyo Khaniisnimada meelaha ay gacanta ku hayaan Soomaaliya. Dhacdo noocani ah ayaa Al Shabaab ku fuliyeen nin lagu eedyey inuu galay fal Sino ...

Read More
30 May
0

Maxkamd ciidan oo ku taal gobolka bari ayaa 7 ruux oo Al-shabaab ah ku riday xukun dil ah

May 2017: Maxkamad militeri oo ku taal gobolka bari ayaa xakuntay 7 qof oolooga shakisanyahay inay ka tirsanyihiin ururka Al-shabaab, iyagoo lagu qabtay qalab bam-gacmeedyo ah iyo ku luglahaanshiyo Dilal qorsheysan oo ka dhacya magaalada Gaalkacyo. (Xigasho: Garowe Online)

Read More
27 May
0

Maxkamad Militeri oo Soomaaliya ah ayaa xukun dil ah ku xakuntay 5 xagjiriin ah

27 May 2017: Maxkamd Militeriga Soomaaliya ayaa 5 rag ku xakuntay dil toogasho ah kadib markii lagu qabtay iyagoo waday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa, Sida uu sheegay mid ka mid ah maxkamadda, dacwad qaadida noocani ayaa ah mid ...

Read More
25 May
0

Maxkamda militeriga soomaaliya xukun dil ah ku fulisay nin lagu eeeyey weerar shabaabnimo

25 May 2017: Maxkamadda Militeriga soomaaliya ayaa xukun dil ah ku fulisay nin ku eedeysnaa inuu dilay sarkaal ka tirsan ciidan Nabad sugidda. Xeer ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda Mumin Xusseen Cabdullahi ayaa sheegay inay fuliyeen xukunka dilka ciidan xabad ku ...

Read More
18 May
0

Nin ku eedeysnaa Qarax ka dhacay Suuq ku yaal Muqdisho oo la toogtay

18 May 2017: Maxkamadda Militeriga Soomaaliya ayaa fulisay nn ku xukmanaa dil toogasho ah 14 March 2017 kaasi oo ka dambeeyey gaari ku qarxay Suuq Khudaarta lagu iibiyo oo ku yaala Degmada waaberi ee Magaalada muqdisho. Sarkaal ka tirsan maxkada ...

Read More
18 May
0

Al-shabaab oo gacmaha ka jaray laba nin oo maxkad Shareecadu xakuntay

18 May 2017: Ururka Al-shabaab ayaa meel fagaare ah gacanta Midig kaga jaray Labo nin, kadib markii maxkada Islaamiyiintu leeyihiini ku eedesay in lagu helay dambi inay udhaceen dukaan ayna ka xadeen lacag dhan Shan boqol ($500) Doolar. Labada nin ...

Read More
16 May
0

Dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab wuxuu u baahanyahay ‘Abaal marin iyo ciqaabd’; Sarkaal qaramada midaabay ka tirsan

16 May 2017: Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo la doortay bishii Febraayo, ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan kooxda Al-Qaacida la xiriirio ee Al-shabaab. Madaxweynuhu wuxuu cafis u fidiyay 60-ka maalmood ciddii isku soo dhiibta, wuxuuna ballan-qaaday in uu ...

Read More
06 May
0

Al-shabaab oo toogtay laba nin oo ay ku eedeyeen iney ka tirsanaayen kuwa Dowladda

6-May 2017: Mintidiinta al-Shabaab ayaa amar ku siiyay dadka degan tuulada Qurac Madobe, kuwaas oo u socday ganacsigooda, inay isu soo baxaan. Daraasiin dad ah ayaa soo aruuray si ay u arkaan xagjiriinta iyaga oo laba nin oo dharka rayidka ...

Read More
01 May
0

Al-shabaab oo dilay labo nin oo kufsi lagu eedeyey

1 May 2017: Xagjiriinta Soomaaliga ah ee Al-shabaab ayaa sheegay in ay goob dadweyne isugu soo baxeen ku dhagxiyeen hal nin halka mid kale ay toogteen kadib markii lagu eedeyey inay kufsi u geesteen Gabar Bartamaha Soomaaliya. Afhayeen u hadlay ...

Read More
6789