Category Archives: somalia-so

26 Apr
0

Soomaaliya: Sharciyada la-dagaallanka argagixisannimada ayaa ‘saameyn ku leh’ saamaynta gargaarka muhiimka ah ee Soomaaliya

26 Abriil 2017: Cabsida dacwad-qaadista ee hoos imaanaya sharciyada UK iyo Maraykanka ee argagixisada ayaa caqabad ku ah kuwa isku dayaya in ay bixiyaan gargaar bani’aadamnimo meelaha ay qabtaan maleeshiyada Islaamka. Shuruucda argagixisada ee Britishka iyo Maraykanka ayaa ku niyad-jabay ...

Read More
25 Apr
0

Maxkamad Militeriga Soomaaliya oo xukun dil ah ku fulisay askari ka tirsan ciidanka bilayska oo horey dil ugu geestay qof rayid ah Magaalada Xudur

25-kii Abriil 2017: sarkaal bilays ah oo lagu helay in uu diley nin rayid ah isla markaana dhaawacay laba kale magaalada Xudur ee gobolka Bakool ayaa la toogtay kadib markii xukun maxkamadeed lagu riday. Isagoo kula hadley saxafiyiinta goobta Toogashada, ...

Read More
25 Apr
0

Maxkamad Militeriga Soomaaliya oo xukun dil ah ku fulisay askari ka tirsan ciidanka bilayska oo horey dil ugu geestay qof rayid ah Magaalada Xudur

25-kii Abriil 2017: sarkaal bilays ah oo lagu helay in uu diley nin rayid ah isla markaana dhaawacay laba kale magaalada Xudur ee gobolka Bakool ayaa la toogtay kadib markii xukun maxkamadeed lagu riday. Isagoo kula hadley saxafiyiinta goobta Toogashada, ...

Read More
24 Apr
0

Maxkamad Militeri oo Soomaaliya kutaal ayaa xukun dil ah ku fulisay Afar ruux oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab

24 April 2017: Maxkamad millatari oo Soomaali ah ayaa xukun Dil ah ku fulisay afar qof oo lagu helay inay xubno ka yihiin Al-Shabaab isla markaana ay fuliyeen weerarro bam gacmeed ah oo lagu qaaday Baydhabo kuwaas oo galaaftay nolosha ...

Read More
22 Apr
0

Maxkamadda Militeriga oo Dil ku fulisay askri bileys ah oo horey u Diay qof Rayid ah

22 Abriil 2017: Maxkamada Militeriga Soomaaliya ayaa xukun dil ah riday askari Bilays ah oo dilay qof rayidka sanadkii 2016. Ahmed Abdi Madey, oo ah 28-jir ka tirsana Ciidanka Bilayska Soomaaliya (SPF) ayaa lagu eedeeyay inuu si ula-kac ah u ...

Read More
13 Apr
0

QM ayaa qiyaasaysa in kodhowaad 337 qof ku dhinteen kuna dhacmeen weeradii Soomaaliya ka dhacay Sanadkii 2017

13 April 2017: Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) ee Soomaaliya, Michael Keating ayaa “si aad ah u cambaareeyay” Weeradii Argagixiso ee u dambeeyey kuwaasi oo kadhcay Soomaaliya oo Galaftay nolosha dad daraasiin ah maalmihii la ...

Read More
10 Apr
0

Puntland oo Dilkii ugu horeeyey ku fulisay eedeysaneyaal la la xiriirinayo Al-shabaab

10 April 2017: Maxkamad millatari oo ku taal Puntland ayaa shan xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab Xukun Dil ah ka fulisay magaalada Gacanka Cadmeed ee Boosaaso. Isagoo la hadlaya Radio Garoowe (RG), Madaxa Sare ee Maxkamadaha Milatariga, Cabdifataax Xaaji Aadan ...

Read More
23 Mar
0

Maxkamad militeri oo ku taal Muqdisho ayaa xukun dil ah riday Labo Askari

23 March 2017: Maxkamad milatari ah oo Muqdisho ku taal ayaa laba askari ku xukuntay ka dib markii lagu helay dambi ah inay weerar ku qaadeen saldhig bilays oo ku yaal caasimadda. (Waxaa laga soo xigtey: VOA Somali)

Read More
23 Mar
0

Maxkamad ku taal Puntlad ayaa ayiday xukun dil Shan kamid ah Todobo qofood oo xakunkoodu dhacay Bishii February

23 March 2017: Maxkamadda sare ee Puntland ayaa soo saartay xukun dil ah oo shan (5) tuhmane oo Al-Shabaab ah iyo xabsi daa’in laba kale. Toddobadani ayaa waxaa lagu xukumay dil toogasho ah xukun ka dhacay maxkamadda millatariga Puntland 13-kii ...

Read More
15 Mar
0

Xagjiriinta Al-shabaab ayaa Gacmaha iyo Lugaha ka jaray Labo Nin

15 March 2017: Xagjiriinta Al-shabaab ayaa Lug iyo Gacan midig ka jaray Labo nin dhalinyaro ah oo lagu eedeyey inay sameeyeen xatooyo Lacageed, koonfurta Gobolka Shabeelada Hoose. Labadan Dhalinyarada ah ayaa lagu kala magacaabay Cabdi Cali Maxamed, 25Jir, iyo Maxamed ...

Read More
789