Wax qabad

WAX QABAD

Hay’ada ku midowbay in ay waxka qabtaan dilka toogashada ee fulinaayo mashruucan waxaa ay waxka qabandoonaan arimaha xoos ku xusan:

  • In warbixin laga aruuriyo dilka toogashada;
  • In la soo booqdo xabsiyada lana ogaado xaalada ay ku noolyihiin eedeysanayaasha;
  • In loo sameyo diiwaan galin shaqsiyaadka ku edeysan dilka toogashada iyo xaalada iyo meesha lagu haayo;
  • In cilmi baaris lagu sameeyo xaalada caafimaad ee maskax, iyo jir oo ay ku sugan yihiin edeysanayaasha;
  • In lagu sameeyo cilmi baaris dhan dhaqanka sida ay ku xaliyaan dilka toogashada dhankawanaagsan;
  •  In loo sameeyo tababar dadka ay quseyso ku saabsan sharciyada caalamiga ah ee dilka toogashada si ay eedeysanayaasha u helaan maxkamad cadaalad ah;
  • In loo fudeeyo si loo dhanyahay wada hadalada si ay dadka u fahmaan dilaka toogashada;
  • In la sameeyo sharciyada dilka toogashada