Guddiga Xeerbeegtida Caalamiga ah

Guddiga Xeerbeegtida Caalamiga ah, the International Commission of Jurists (ICJ) Gudiga caalamiga ah ee garsoorayaasha waxaa la aasaasay sanadii 1952ki, waxaa ay ka koobantahay garsoorayaal iyo qareeno qibrad u leh shaqadaas waxaa ay ka kala socdaan dhamaan dalalka aduun. Gudigana waxaa ay horumariyaan ama ilaaliyaan xuquuqul insaanka, qawaaniinta shacriyada iyagoo umaraya wadada sharciga ag. Waxaa ay kawada shaqeeyaan dhamaan shanta qaarad ee aduunka,  ICJ waxaa ka go’an in ay ilaaliyaan sharciyada caalamiga ah ee ilaalinta xuquuqul insaanka, sharciyada ilaalinta gargaarka caalamiga ah; in in ay bulshooyinka aduunka helaan xuquuqdooda bulsho, dhaqan, dhaqaale iyo siyaasadeed. Iyo in lakala saaro awooda dowladeed, iyo in lahelo gudi madax banaan oo ilaaliyo xuquuqdaas.