European Union

Midowga Yurub waxaa uu ka kooban 27 dal uu ku midowbay sidii ay uwada qeybsan lahayeen una hormarin lahayeen dhaqaalaha dalalkaas. In kabadan 50 sanno waxaa ay ku guuleysteen in ay garaan horumar, nabad, dimoqraadiyad iyagoo ilaalinaayo kala duwanaashaha dhaqan, dulqaad, iyo xoriyada shaqsiyaadka. Midowga Yurub waxaa ka go’an in ay la qeybsadaan horumarkooda iyo waxa ay daneyaan dalalka iyo dadka kale ee ku nool xuduudaha iyaga ka baxsan.

Mashuurcani waxaa maal galiya Midowga Yurub, waxaa sameyndoona ururdada kala ah Hands Off Cain, , the Arab Institute for Human Rights, the Arab Organization for Human Rights iyo Somali Women. Warbixinta inta kuu qoran kama tarjumeyso ra’yiga Midowga Yurb.