Ujeedooyinka

UJEEDOOYINKA

The general objective is to support actions and dialogue aimed at maintaining human rights standards and the rule of law, also at a time of the war on terror. This includes data collection and research on the application of the death penalty in Egypt, Somalia and Tunisia.

Warbixinta la aruuriyay waxaa loo isticmaalidoonaa tababarada, siminaarada lagu waco dadka loogu talagalay si korloogu qaado aqoontoodo ku saabsan fahanka ilaalinta xuquuqda aadanaha heer caalami, qaran iyo mid gobal ba, in la helo dakhli dhanka sharciga ah, isla markaana la abuuro ama la hirgaliyo yareenta in lagu fuliyo dil toogasho ah.

Ujeedooyinka gaarka ah waxaa kamid ah:

  • Dabagalka iyo aruurinta warxibinada kesaska ku saabsan dilka toogashada;
  • Dabagalka iyo uruurinta waxbixinta ku saabsan kesaska dadka xiran ee sugaya dil toogasho;
  • Uruurinta waxbixinta ku saabsan sida caadada iyo dhaqanka Soomaaliyeed ee loo xaliyo marka qofka geesto dil toogasho ah;
  • In kor loogu qaado wacyigalinta loogu talagalay dadka ay quseyso mashruucaan lana fahamsiiyo sidii kor loogu qaadi lahaa ama loo hormarsiin lahaa in la fahansiiyo bulshada sidii ay u helilahayeen maxkamad cadaalad ah;
  • In kor looqaada sidii ay bulshada u helilahayeen warbixin ku adan faa’idada iyo qasaaraha dilka toogashada
  • In la taageero sidii dib u eegis loosameyn laha sharciga dilka toogashada