Hands Off Cain

Hands Off Cain (HOC) Waa urur aan faaido doon aheyn, waxaa la aasaasay sanada markii ay aheyd1993, waxaa uu ka koobanyahay ururada kala ah Nonviolent Radical Party, Transnational iyo Transparty taas oo ka tirsan UN-ECOSOC ilaa iyo 1995. Magaca Hands Off Cain waxaa u ka yimid ayad ka tirsan baybalka oo ah Il il ayaa loo ridaa oo ay la mid tahay in Ilaahey uu tusaale oga dhigay Cain. Hands Off Cain waxaa ay u taagantahay Cadaalad aan aargudsi lahey. Ururkani waxaa uu door way ka soo qaatay sidii loo heli lahaa sharciga ku saabsan dilka toogashada ee Qaramada Midowbay UNGA Resolution iyo sidii looga dhigi lahaa mid caalami ah oo aduunka oo dhan looga dhaqmo loogana hortago tacadiyada ka dhanka ah bini’aadanka.

 

Dib u eegista sharciga dilka toogashada lagu ma joojin karo wareegto madaxneyne, waxaa ay u baahantahay in ay bulshada kawada hadlaan, fahmaana sidii dib u eegis loogu sameyn lahaa joojinta sharciga dilka. Waxaa ay fursad u siineysaa dowlada in ay idb u eegis ku sameyso sharciga dilka, taas uu badbaadin kartaa nolasha kumanaan kun oo dadka. Uuruka Hands Off Cain waxaa ay sameysaa warbixin ku aadan dadka loogeystay dilka toogashada sanadkii inta keys oo dhacda, waxaa ay xarunteeda ku tashaa dalka Talyaaniga Rome iyo Dalka Biljam caasimadiisa Brussels