Category Archives: somalia-so

10 Oct
0

Madaxweyne yaasha masar iyo Somalia oo khadka teleefanka uga wada hadlay Xariirka Labada Dal

10-October 2017: Madaxweynaha Dalka Masar ayaa khadka teleefanka kula hadlay Madaxweynaha Soomaaliya, mudane Maxamed Abdullahi Maxamed (Farmaajo), iyadoo uu madaxweynaha Soomaaliya muujiyey sida uu ugu weyntahay taariikhda soo jireenka ah ee labada dal ka dhexeeya, isagoo si aad ah uga ...

Read More
09 Sep
0

Afrika: Argagixisinimo aan horjoogsanayn sida ku xusan warbixinta UNDP

9 Sebtembar 2017: Warbixinta UNDP ee “Journey for Extremism in Africa” ​​waxay soo bandhigaysaa natiijooyinka baadhitaan laba sano ah oo ay UNDP Africa ka abuurtay in la abuuro faham wanaajin ah oo ku saabsan dhiirigelinta iyo darawallada xag-jirnimada gacan-ka-hadalka, sida ...

Read More
22 Aug
0

Maxkamad militeri oo Xagjiriin ku riday xukun Toogasho ah kadib dil loo geestay Nin oday ah

22 August 2017: Maxkamada ciidmaada qalabka sida ayaa labo ka tirsan Al-shabaab ku riday xukun dil ah kadib markii lagu eedeyey inay dileen dhaqmeed magaalada Muqdisho. Garsoore Xassan Cabdirahman Aaden (Wabiyow), ayaa ku dhawaaqay Xukunka maxkamadda ee laba nin-  Xassan ...

Read More
06 Aug
0

Maxkamda militeriga soomaaliya oo iyaday xukun ay horey u riday

6 August 2017Maxkamadda Militeriga sare ee ciidan qalabka sida ayaa ayiday xukun ay horey u riday qeybta 60-aad ee magaalada Baydhabo. Gudoomiyaha maxkamda militeriga Baydhabo Liibaan Cali Yarow ayaa ku dhawaaqay xukunka 3 eedeysane kadib markii ay gubiyeen racfaan xukun ...

Read More
31 Jul
0

Maxkamada Militeriga oo diiday racfaan qaadashada Xukunka nin dilka u geestay wasiir Cabaas

31 July 2017: Maxkamadda saree e militeriga ayaa diiday codsi racfaan ah oo usoo gudbiyey askargii dilay wasiirki ugu da’da yara ee Cabbaas Cabbdullahi Sheekh Sirraaji, kaasi oo la dilay 3-dii May 2017 agagaarka madaxtooyada soomaaliya. Askari Axmed Cabdullahi Cabdi ...

Read More
24 Jul
0

Soomaliya. Dhowr maxaabiis ayaa lagu toogtay koonfurta Soomaaliya, iyado falkaasi dowladu Cambaareysay

24 July 2017: Afar Maxbuus ayaa la sheegay in lagu toogtay meel ku dhow xarunta Saldhiga Booliiska ee Degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo. Maxaabiistan oo lagu tuhunsana inay xiriir la leeyihiin ururka argagixisadda Al-shabaab ayey ciidanka amaanku soo qabteen kadina ...

Read More
07 Jul
0

Somalia. Labo oo lagu tuhmayo Al-shabaabnimo ayaa maxkamad ciidan oo Puntlad ahi ku xakuntay dil

7 July 2017: Maxkadma militeri oo ku taal gobolka waqooyi berry ee Puntland ayaa xukuno isgu jira dil toogasho iyo Xabsi daa’in ku riday lagu eedeyey falal Argagixiso nimo; 2 kamid ayaa lagu xakumay dil toogasho ah, halka 3 Kalena ...

Read More
02 Jul
0

Kooxda mintidiinta oo dilay labo nin oo udhashay Dalka Hindiya

2 July 2017: Ururka xariirka la leh Al-qaacida ee al-shabaab ayaa meel fagaare ah ku toogtay labo nin oo dhalasho ahaan kazoo jeeda wadanka Hindiya magaalada ay gacanta ku hayeen ee Jilib, kuwaasi oo lagu eedey inay gacan saar la ...

Read More
21 Jun
0

Soomaaliya. Maxkamadda Militeriga ayaa ku xakuntay dil ruux ku eedeysan dilka nin wadaad ah

21 June 2017: Maxkamdda militeriga ayaa xakuntay Maxamed Aadan Borrow, iyadoo lagu xukumay xukunka Dilka kadib markii lagu eedeyey inuu dil u geestay wadaad Masaajid ku yaal magaalada Baydhaba. Xukunka Eedeysane Barrow ayaa yimid kadib markii maxkamadda la horkeenay cadeymot, sida uu ...

Read More
19 Jun
0

Soomaaliya. Nin lagu tuhunsanyahay dilka Wasiir Cabbaas Siraaji ayaa maxkamadi ku xukuntay dil toogasho ah

19 June 2017: Maxkamadda saree e ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku riday mid ka mid ah eedeysane yaashi ka dambeeyey dilkii Wasiir cabaas Siraaji oo ahaa Wasiirka howlaha guud iyo Dib-u-dhiska soomaaliya. Xeer ilaaliyaha kowaad ee maxkamadda ...

Read More
5679