Category Archives: somalia-so

19 Nov
0

Kismayo: Maxkamad ciidan oo qisaastay askari dil geystay

19/11/2018: Maxkamadda ciidamada millatariga ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay askari qof rayid ah horay u dilay. Askarigan oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Cumar Cabdullaahi ayaa ka tirsanaa ciidamada daraawiishta Jubbaland. Sida ay xaqiijisay maxkamadda, Cabdirisaaq ...

Read More
14 Nov
0

Puntland: Maxkamad ciidan oo dil toogasha ah ku riday rag ka tirsanaa Al-shabaab

14/11/2018: Maxkamad milatari oo ku taalla Puntland ayaa dil toogasho ah ku xukuntay afar qof oo lagu soo eedeeyay in ay ka tirsanaayeen Al-shabaab. Raggan ay maxkamaddu ku xukuntay dilka ayaa magacyadooda lagu sheegay Jeylaani Xassan Isaaq, Xassan Laamow Aadan, ...

Read More
05 Nov
0

Sawirro:-Maxkamadda CQS Oo Xukun Dil Ah Ku Riday 2 Askari

5 Nov 2018: Maxamed Xaashi Waasuge Cosoble (Oday Daalay) ayaa loo heystaa in uu dil bareer ah u geystay Marxuum Saciid Cusmaan Maxamed oo ay kawada tirsanaayeen Ciidamada Amniga dilkaasi oo ka dhacay dugsiga taba-barka Jen. Shirbow 30-ka bishii sideedaad ...

Read More
14 Oct
0

Maxkamadda ciidanka oo dil ku fulisay qofkii ka danbeeyay qaraxii 14-ka Oktoobar

14 Oktoobar 2018: Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil ah ku fulisay mid kamid ah dadkii ku eedeysnaa in ay ka danbeeyeen qaraxii 14-ka Okoobar ee sanadkii hore ka dhacay isgooyska Soobe ee magaalada Muqdisho Xasan Aadan Isaaq Cali ...

Read More
11 Oct
0

Al shabaab oo toogatay nin u dhashay Britain oo basaasnimo lagu eedeeyey

11 October 2018: Ururka Al shabaab ayaa goob fagaare ah oo ku taal degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe ku dilay shan qof oo basaasnimo lagu soo eedeeyey, sida ay tebisay Idaacadda Al andalus ee ku hadasha afka Al shabaab. ...

Read More
10 Oct
0

Aqriso magacyada dadka ay Al-Shabaab maanta ku toogteen Jilib iyo sababta

9 October 2018: Kooxda Al-Shabaab ayaa maanta shan qof ku toogtay Magaalada Jilib. Al-Shabaab oo gacanta ku haysa magaaladaas ayaa waxa ay kusoo eedeeyeen shanta nin inay ahaayeen jaajuusinta sirdoonka Soomaaliya iyo Reer Galbeedka. Dadka la dilay ayaa waxaa ka ...

Read More
26 Sep
0

Puntland oo xukun dil ah ku riday rag Daacish& Shabaab ka tirsan

26/09/2018: Saddexda xubnood ee Dilka lagu xukumay waxaa lagu kala magacaabaa Xassan Laamow Aadan katirsan Ururka Daacish ,Yaasiin Cismaan Cabdi Saalax ka tirsan Ururka Al- shabaab iyo Xassan Maxamed Cali Ibraahim katirsan Al-Shabaab. Maxkamaddu waxa ay sidoo kale Xabsi Daa’in ...

Read More
22 Sep
0

Maxkamadda ciidamada oo xukun dil ah ku riday askari dilay qof rayid ah

22 Sept 2018: Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay askari ka tirsanaa ciidamada booliska magaalada Baladweyne oo bishii hore magaalda ku dilay qof rayid ah. Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Korneel ...

Read More
16 Aug
0

Maxkamadda ciidanka oo xukuntay askari dil u geystay askari kale

16 August 2018: Cabdiraxmaan oo ku eedeysnaa dilka askariga ayaa kasoo baxsaday magaalada Beledweyne isagoo lagu qabtay xarun laga diiwaan gelinayay dadka ku biiraya ciidanka booliska, Ciidamada boliiska oo la socday kiiska Cabdiraxmaan ayaa gacanta ku soo dhigay iyagoona ku ...

Read More
12 Aug
0

Askari horay Baydhabo qof ugu diley oo toogasho lagu xukumay

12 August 2018: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya laanteeda 60aad ee fadhigeedu yahay magaalada Baydhabo, ayaa xukun dil ah ku riddey askari ka tirsan ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed oo ku eedeysnaa in uu horay askari kale u diley. Askariga ...

Read More
34569