Category Archives: somalia-so

25 Feb
0

Maxkamadda CQS Oo Xukuntay Askari Dilay Qof Shacab Ah

25/2/2019 Muqdisho (SMN) – Dable Xoogga Dalka Cabduqaadir Maxamuud Cali  ayaa loo heystaa dilka Marxuum  Cabdiraxmaan Cadow Maxamuud, dilkaasi oo ka dhacay degmada Mahadeey ee Gobalka Shabeelada Dhexe  26-11-2018. Marxuum  Cabdiraxmaan Cadow Maxamuud  ayaa aha wada gaari oo ku safrayay qeyba ...

Read More
17 Feb
0

Dil toogasho oo lagu xukumay dhalinyaro Boosaaso dil ka geystay

17/2/2019: Maxkamad darajada 1aad ee gobolka Bari ee dowlada Puntland ayaa maanta go’aan kama dambeys ah kasoo saartay dacwad ciqaabeed ka dhan ah afar eedaysane oo loosoo qabtay dilka ganacsade caan ah. Marxuum Salaad Cali Diiriye [Cukaash] ayaa lagu dilay ...

Read More
17 Jan
0

Soomaaliya hal askari oo lagu xukumay dil

17/1/2019: Muqdisho (Garsoor) – Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim ayaa loo heystaa dilka Marxuum Ex, Alifle Boliis Salaad Xasan Maxamed dilkaas oo ka dhacay Ex, Kontorool Afgooye 06-bishii 10-aad ee sanadii tagtay. Dama Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim ayaa ...

Read More
12 Jan
0

Maxkamadda ciidamada oo toogasho ku xukuntay sarkaal horay u dilay wiil dhallinyaro ah

12 January 2019 : Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday sarkaal ka tirsan ciidamada xoogga dalka oo dil u geystay wiil dhalinyaro ahaa. Laba xidigle Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Kumbud, ayaa lagu eedeeyay inuu ...

Read More
07 Jan
0

Maxkamada ciidamada oo dil toogasho ah ku fulisay rag ka tirsan Al-Shabaab

7 Janaayo 2019: Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay labo dhagar qabe oo k atirsanaa Alshabaab, kuwaasi oo horey u dilay nabadoon can k ahaa magaalada Muqdisho. Waxaa lagu eedeeyey C / araxmaan Ciise ...

Read More
31 Dec
0

Soomaaliya. Lix xubnood oo ka tirsan kooxda al-Shabaab ayaa lagu toogtay

31 December 2018: Sida laga soo xigtay Korneeyl Guud Maxamuud Macalin Cumar, oo ka mid ah saraakiisha ammaanka ee magaalada Baardheere, maxkamad milateriga magaalada ayaa ku xukuntay 6 xagjiriin ah, waxaana uu sheegay in xubnaha al-Shabaab ay si caddaalad ah ...

Read More
29 Dec
0

Nin ka tirsanaa Al-Shabaab oo horay u dilay Sheekh caan ah oo lagu fuliyay dil toogasho ah

29/12/2018: Maxkakamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa saaka oo sabti ah dil toogasho ah ku fulisay nin horay ay maxkamaddu u xukuntay kuna eedeysnaa in uu dilay qof rayid ah. Ninka xukunka lagu fuliyay ayaa lagu ...

Read More
24 Dec
0

Nin lagu helay inuu masuul ka ahaa qaraxyada Muqdisho oo dil toogasho ah lagu fuliyay

24/12/2018: Nin ka tirsnaa al-Shabaab, oo ay maxkamadda ciidamada qalabka sida ku xukuntay dil toogasho ah, ka dib markii lagu helay inuu ururka u qaabilsanaa dhinaca qaraxyada, ayaa maanta lagu fuliyay dilkii toogashada ahaa ee lagu xakumay. Xeer ilaalinta maxkamada ...

Read More
19 Dec
0

AL-SHABAAB XILDHIBAANKA SOOMAALIYA

19 12 2018 Kooxda xagjirka ah ee kooxda al-Shabaab ayaa 19kii Disember 2018 si toosa u toogteen sarkaal millatari oo looga shakiyay in ay ka tirsan yihiin tuulada Galboole ee Shabeellaha Dhexe. Maxkamad ku taala al-Shabaab ee Shabeellaha Dhexe ayaa ...

Read More
12 Dec
0

Al Shabaab Oo Saddex Qof Ku Toogtay Gobolka Sh/ Hoose

12 December 2018 Al Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay xukun Toogasho ah ku fuliyay illaa 3 Qof oo ay horay xukun ugu riday Maxkamad hoostagta Al Shabaab. Saddexda Qof ee la Toogtay ayaa 2 ka mid ah waxa ay ...

Read More
23469