Category Archives: somalia-so

02 Jul
0

Ururka Al-Shabaab oo Nabadoon ku Dilay Deegaanka Gamboole ee Shabeelada Dhexe

2 July 2018: Ururka Al-shabaab ayaa deegaanka Gamboole ee gobolka Shabeellaha Dhexe ku toogtay ka mid ahaa ergadii soo dooratay xildhibannada baarlamanka Soomaaliya. Marxuumka la toogtay ayaa magaciisa lagu sheegay Nabadoon  Abshir Nuur Xuseen. Nadadoon Abshir ayaa mid ahaa ergadii xildhibaanada baarlamaanka ...

Read More
22 Jun
0

Maxkamadda Ciidamada Jubbaland oo dil Toogasho ah ku fulisay saddex askari

22 June 2018: Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Jubbaland ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay saddex askari uu ku jiro askari dil u geystay xaaskiisa. Saddexdan askari ee maanta xukunka dilka lagu fuliyay ayaa kala ah Cabdulahi Aasad ...

Read More
21 Jun
0

Maxkamadda Ciidamada Jubbaland oo Dil ku Xukuntay Askari Dil u Geystay Qof shacab ahaa

21 June 2018: Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Jubbaland ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Cabdirashiid Xasan Axmed (Sandheere) oo ka tirsan ciidamada booliska maamulka Jubbaland. Cabdirashiid Xassan Axmed oo 25 sano jir ah ayaa lagu eedeeyay in 12-kii ...

Read More
21 Jun
0

Soomaaliya hal askari oo lagu xukumay dil toogasho

21 June 2018: Mawlid Ali Abdi oo ah askari, ayaa lagu xukumay dhimasho maxkamad millatari ah oo ku saabsan dilkii saaxiibka Ahmed Nur Hussein, oo ku yaalla Muqdisho. Source: http://somaliamediamonitoring.org/june-22-2018-morning-headlines/

Read More
21 Feb
0

Soomaaliya: Sarkaal katirsan Ciidanka Badda oo Dil lagu xukumay

20 Febraayo 2018: Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil ah ku riday Korneyl katirsan Ciidamada Badda Soomaaliya, oo ku cadaatey kiis dil ah oo lagu soo eedeeyay. Gaashaanle Sare Cabdinaasir Xoosh Maxamed, ayaa lagu xukumay ...

Read More
06 Feb
0

Soomaaliya: Xasan Aadan Isaaq Cali Waxaa lagu xukumay dil toogasho ah

6/02/2018: Waxaa Saakay oo talaado ah Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ay xukun maxkamadeed ku riday eedeysanayaasha Qaraxii ka dhacay isgooska Zoobe,kaasi oo dhacay sanadkii tagay 2017-kii. Maalmihii Dambe ayaa Maxkamadda ciidamada qalabka sida waxaa ay waday dhageysiga Kiiska ...

Read More
28 Dec
0

Somalia: Al-shabaab oo qoorta ka jaray nin lagu eedeyey Kufsi

28 Diseembar 2017: Kooxda Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa inay qudha kajareen nin Soomali ah kaasi oo lagu eedeyey inuu kufsaday Gabar yar tuulada Jannaale ee Gobolka shabeelaha Hoose. Ninkani oo aan magaciisa la shaacin ayaa qudha looga jaray goob ...

Read More
26 Dec
0

Somalia: Al-shabaab oo toogtay 5 Ruux oo ay kujiraan caruur

26 Diseember 2017: kooxda mintidiinta Al-shabaab ayaa toogtay Shan ruux (5) oo uu kujiro wiil da,yar oo 16 Jir ah kuwaasi oo lagu eedeeyey in ay Basaas u ahaayeen dowladaha Mareykanka, Kenya iyo Dowlada Somaaliya. Wiilka yar iyo 4-ta Rag ...

Read More
21 Nov
0

Somalia: Imaaraadka Carabta iyo Soomaaliya oo ka wada hadlaya iskaashiga sii kordhaya ee la dagaallanka argagixisada

21 November 2017: Shiikh Shariif Shiikh Maxamed Bin Zayed Al-Nahyan ayaa ka wada hadalay booqashada Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo si loo xoojiyo xiriirka laba geesoodka ah iyo iskaashiga la dagaallanka argagixisada. Sheikh Mohammed, oo sidoo kale ku xigeenka ...

Read More
06 Nov
0

Somalia: Al Shabaab oo toogtay oo basaasnimo ay ku eedeyeen

6 November 2017: Kooxda mintidiinta Islaamiga Al-shabaab ayaa meel fagaaro ah ku toogtay Afar (4) Ruux oo rag ah kuwaasi oo ay ku eedeeyeen in ay ku guda jireen howlo Basaasnimo ah dilka ayaa ka dhacay Koonfurta Soomaliya halkaasi oo ...

Read More
4569