15 January 2020: Midowga Yurub ayaa si adag uga hor-yimid xukuno dil ah oo shalay ay fulisay Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi. Nicolas Berlanga Martinez, Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya ayaa war ka soo saaray xukunadii dilka ...
Read More