Category Archives: Uncategorized @so

02 Oct
0

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Oo Xukun Dil Ah Ridday

2 October 2019: Cumar Cabduqaadir Sheikh Nuur Xuseen oo ka tirsanaa Ciidamada dowladda oo na loo haysta dilka Allaha Unaxariiste Ex. Dalbe Boliis Jamaal Abuukar Jiinow  aya waxaa ay Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ku xukuntay ...

Read More
16 Oct
0

Soomaaliya: Hogaamiye hore oo Al-shabaab katirsanaan jiray ayaa ka hadlay Qaraxii dhibaata badan geestay

16 October 2017: hogaamiyihii hore ee Kooxda Al-shabaab, Mukhtar Roobow, ayaa ku eedeyey Hogaanka saree ee kooxda inay dhiiri geliyaan ismiidaaminta halkii ay dagaal askareed geli lahaayeen. Isagoo ka hadlayey falkii argagixisanimimo ee inta la xaqiijiyey ku dhinteen 276-Qof iyadoo ...

Read More
09 Sep
0

Afrika: Argagixisinimo aan horjoogsanayn sida ku xusan warbixinta UNDP

9 Sebtembar 2017: Warbixinta UNDP ee “Journey for Extremism in Africa” ​​waxay soo bandhigaysaa natiijooyinka baadhitaan laba sano ah oo ay UNDP Africa ka abuurtay in la abuuro faham wanaajin ah oo ku saabsan dhiirigelinta iyo darawallada xag-jirnimada gacan-ka-hadalka, sida ...

Read More