Category Archives: news-so

17 Jan
0

Soomaaliya hal askari oo lagu xukumay dil

17/1/2019: Muqdisho (Garsoor) – Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim ayaa loo heystaa dilka Marxuum Ex, Alifle Boliis Salaad Xasan Maxamed dilkaas oo ka dhacay Ex, Kontorool Afgooye 06-bishii 10-aad ee sanadii tagtay. Dama Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim ayaa ...

Read More
12 Jan
0

Maxkamadda ciidamada oo toogasho ku xukuntay sarkaal horay u dilay wiil dhallinyaro ah

12 January 2019 : Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday sarkaal ka tirsan ciidamada xoogga dalka oo dil u geystay wiil dhalinyaro ahaa. Laba xidigle Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Kumbud, ayaa lagu eedeeyay inuu ...

Read More
07 Jan
0

Maxkamada ciidamada oo dil toogasho ah ku fulisay rag ka tirsan Al-Shabaab

7 Janaayo 2019: Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay labo dhagar qabe oo k atirsanaa Alshabaab, kuwaasi oo horey u dilay nabadoon can k ahaa magaalada Muqdisho. Waxaa lagu eedeeyey C / araxmaan Ciise ...

Read More
31 Dec
0

Soomaaliya. Lix xubnood oo ka tirsan kooxda al-Shabaab ayaa lagu toogtay

31 December 2018: Sida laga soo xigtay Korneeyl Guud Maxamuud Macalin Cumar, oo ka mid ah saraakiisha ammaanka ee magaalada Baardheere, maxkamad milateriga magaalada ayaa ku xukuntay 6 xagjiriin ah, waxaana uu sheegay in xubnaha al-Shabaab ay si caddaalad ah ...

Read More
29 Dec
0

Nin ka tirsanaa Al-Shabaab oo horay u dilay Sheekh caan ah oo lagu fuliyay dil toogasho ah

29/12/2018: Maxkakamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa saaka oo sabti ah dil toogasho ah ku fulisay nin horay ay maxkamaddu u xukuntay kuna eedeysnaa in uu dilay qof rayid ah. Ninka xukunka lagu fuliyay ayaa lagu ...

Read More
24 Dec
0

Nin lagu helay inuu masuul ka ahaa qaraxyada Muqdisho oo dil toogasho ah lagu fuliyay

24/12/2018: Nin ka tirsnaa al-Shabaab, oo ay maxkamadda ciidamada qalabka sida ku xukuntay dil toogasho ah, ka dib markii lagu helay inuu ururka u qaabilsanaa dhinaca qaraxyada, ayaa maanta lagu fuliyay dilkii toogashada ahaa ee lagu xakumay. Xeer ilaalinta maxkamada ...

Read More
19 Dec
0

AL-SHABAAB XILDHIBAANKA SOOMAALIYA

19 12 2018 Kooxda xagjirka ah ee kooxda al-Shabaab ayaa 19kii Disember 2018 si toosa u toogteen sarkaal millatari oo looga shakiyay in ay ka tirsan yihiin tuulada Galboole ee Shabeellaha Dhexe. Maxkamad ku taala al-Shabaab ee Shabeellaha Dhexe ayaa ...

Read More
12 Dec
0

Al Shabaab Oo Saddex Qof Ku Toogtay Gobolka Sh/ Hoose

12 December 2018 Al Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay xukun Toogasho ah ku fuliyay illaa 3 Qof oo ay horay xukun ugu riday Maxkamad hoostagta Al Shabaab. Saddexda Qof ee la Toogtay ayaa 2 ka mid ah waxa ay ...

Read More
19 Nov
0

Kismayo: Maxkamad ciidan oo qisaastay askari dil geystay

19/11/2018: Maxkamadda ciidamada millatariga ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay askari qof rayid ah horay u dilay. Askarigan oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Cumar Cabdullaahi ayaa ka tirsanaa ciidamada daraawiishta Jubbaland. Sida ay xaqiijisay maxkamadda, Cabdirisaaq ...

Read More
14 Nov
0

Puntland: Maxkamad ciidan oo dil toogasha ah ku riday rag ka tirsanaa Al-shabaab

14/11/2018: Maxkamad milatari oo ku taalla Puntland ayaa dil toogasho ah ku xukuntay afar qof oo lagu soo eedeeyay in ay ka tirsanaayeen Al-shabaab. Raggan ay maxkamaddu ku xukuntay dilka ayaa magacyadooda lagu sheegay Jeylaani Xassan Isaaq, Xassan Laamow Aadan, ...

Read More
2346